Ra’isul Wasaare Xamse oo maanta Wadatashi la yeeshay Culumaa’udiin caan ah (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa ku guda jira kulamo iyo wadatashiyo muhiim ah oo uu la yeelanayo qaybaha kala duwan ee ururrada bulshada rayidka Soomaaliyeed. Raiisul Wasaaraha ayaa qeybaha uu maanta qaabillay waxaa ka mid culamaa’udiinka Soomaaliyeed, oo uu ka dhageystay tallooyinkooda wax ku oolka ah ee ku wajahan … Continue reading Ra’isul Wasaare Xamse oo maanta Wadatashi la yeeshay Culumaa’udiin caan ah (Sawirro)